Cabbirka Laga qiyaas qaadanayo

waxa qaybtani ay koobsanaysaa xogta ku saabsan heerarkii uu soo maray/xaaladda
hadda ee waaxda caddaaladda taas oo loo qaabeeyey si ay gacan uga geysato marka la
samaynayo kormeerka iyo qiimeynta horumarka lagu tallaabsaday illaa hadda.

Gogoldhigga Caddaaladda

displays information about the basic elements needed to sustain a functioning criminal justice system: Security, infrastructure, resources, training, checks and balances, oversight, adequate pay, and professional recruitment standards; all of which are tracked annually.

Adeegga Caddaaladda

Adeegga Caddaaladdu waxa ay soo bandhigaysaa sida maamuladu uga hawlgalaan nidaamka caddaalad ciqaabeedka iyo sharciyaddiisa sida ay dadweynuhu u arkaan: Sannadkiiba waxa ay u kuurgelid ku samaynaysaa cabashooyinka la xidhiidha fal-danbiyeedka, xeer-ilaalinta, dhegaysiga dacwadaha ee maxkamadaha, rabshadaha iyo sida ammaanka loo arko, iyo kalsoonida lagu qabo nidaamka, iyada oo lagu dedaalayo sidii kor loogu qaadi lahaa in ay caddaaladda helaan kooxaha aan fursadda hadda u haysan