Xaaladda Guud

Xaaladda Guud waxa ay si qoto-dheer uga hadlaysaa waxyaabaha aasaasiga ah ee
loo baahan yahay si loo taageero nidaamka caddaalad ciqaabeedka oo si fiican u shaqaynaya.

Xaaladda Ammaanka

waxa ay soo badhigaysaa duruufaha muhiimka ah kuwaas oo caqabad ku noqon kara abuurista iyo dhaqan-gellinta xeerka nidaamka caddaalad ciqaabeedka: Goobaha ay xukuumaddu maamusho, dhaqdhaqaaqa tirada barakacayaasha, iyo xadgudubyada ka dhanka ah shaqaalaha nidaamka caddaaladda

Caddaaladda Sharciga iyo Ku dhaqanku

waxa ay soo bandhigaysaa xogta ku saabsan nidaamka caddaaladda sida ku qeexan xeerarka hannaanka ciqaabta sidoo kale waxa ay isbarbardhig ku samaynaysa hannaankan iyo halka ay haweenka iyo raggu dhab ahaantii ay tagaan marka ay raadinayaan caddaaladda.