Mahadnaq

Muuqaalada Caddaaladda ee taxanaha ah ee laga fuliyey Bartamaha iyo Koonfurta Soomaaliya waxa soo saaray Governance and Justice Group (GJG) iyo Justice Mapping oo la shaqaynayey Transparency Solutions (TS) ee Jubaland iyo Maamulka Koonfur Galbeed; iyo Somalia Peace Line (SPL) ee gobolka Banaadir (Muqdisho)

Xogta la soo ururiyey waxa ay hoos imanaysay oo korkana kala socday Gudida Farsamada ee Muuqaalka Caddaaladda (GFMC) ee goob kasta. Xubnaha GFMC waxa soo magacaabayey masuuliyiintooda hay’ad kasta. GFMC ee goob kasta ayaa ansixiyey qorshe-hawleedka ay soo bandhigeen kooxda daraasaddu. Waxa ay gacan ka geysteen oo ay tallona ka dhiibteen xogta la soo ururiyey. Waxa ay ansixiyeen xogta la hufay si loo baahiyo waxa ay ku darsadeen faalo isla markaa waxa ay ansixiyeen Muuqaalka Caddaaladda ee kama danbaysta ah ee maamulkooda/gobolkooda.

Gobolka Banaadir (Muqdisho), GFMC ayaa korka kala socday xogta laga soo ururiyey Muqdisho isla markaa iyaga ayaa ahaa GFMC ee heer Fedaraal dib-u-eegisna ku sameeyey xogtii laga soo ururiyey MKG iyo Jubaland. Xubnuhu waxa ay ahaayeen::

  • Gulaid Ahmed Hassan, wakiilka Maxkamadda Sare
  • Abdikadir Omer Dalha, wakiilka xafiiska Duqa Magaalada
  • Capt Mohamed Kadil Mohamed, wakiilka Ciidanka Asluubta
  • Ibrahim Adan, wakiilka Wasaaradda Caddaaladda
  • Yahye Mohamoud Said, wakiilka Xeer-ilaaliyaha Guud
  • Ayan Ilyas Ahmed, wakiilka ururada bulshada.

Kooxda SPL waxa ay ka koobnaayeen

  • Abdi Mohamed, Isu-duwaha SPL
  • Abdikani Yasin H Ali, Kormeeraha SPL
  • Ubaid Hersi, Kormeeraha SPL

Hoggaaminti Abdullahi Shirwa, Agaasimaha.

Kooxda daraasadda/cilmi-baadhista ee SPL waxa ay ka koobnaayeen cilmi-baadheyaashan:

  • Mohamed Abdi Sabriye
  • Hani Hassan Ali
  • Halima Siyaad Yusuf
  • Abdikarim Mohamed Abdirahman
  • Hamdi Ibrahim Mohamed
  • Idil Farah Abdulle
  • Yusuf Abdi Muumin Absuge
  • Md Abdullahi Ibrahim
  • Khalid Abdullahi Ali
  • Ikraan Yusuf Mohamed
  • Yaxye Ilyas Bashir
  • Abdullahi Md Abdikadir
  • Anab Alrahman Mohamoud
  • Haajira Abdi Hussein
  • Abdirahman Abukar Ali
  • Abdifitah Hayir Issa

Jubaland, GFMC ayaa korka kala socday ururinta xogta iyaga oo ay la shaqaynayeen kooxda TS waxayna ka koobnaayeen:

  • Ahmed Ali Mohamed, wakiilka Xeer-Ilaaliyaha Guud
  • Aden Osman Qaloshe, wakiilka Wasaaradda Caddaaladda
  • Khalid Babyad Abdi, wakiilka Wasaaradda Amniga Gudaha
  • Abdullahi Abdulkadir Adam, wakiilka Maxkamadda Sare
  • Maduq Abdikadir Mohamed, wakiilka Ciidanka Asluubta
  • Mohamed Abdirahman Abdullahi, wakiilka Booliska Maamulka Jubaland

Kooxda TS ee Kismaayo waxa xidhiidhinayey Abdi Mohamed Ahmed waxana kormeere u ahaa Abdirahman Mustaf Mohamed kaas oo xogta daraasadda soo ururiyey isaga iyo Maryan Yusuf Rabi.

Maamulka Koonfur Galbeed, iyaga oo hoos imanayo hoggaaminta Wasiirka Caddaaladda, Md Hussein Hassan, GFMC ayaa korka kala socday xogta ay soo ururinayeen kooxda TS ee ka koobnaa:

  • Garyaqaan Omar Mo,allim Abdi, Gudoomiyaha Ururka Qareenada
  • Ahmed Sheikh Noor, Gudoomiyaha Maxkamadda Gobolka
  • Mukhtar Alqadif Huso, Xeer-ilaaliyaha Guud, gobolka Baay
  • Abdikadir Derow Adan, wakiilka Wasaaradda Caddaaladda
  • Md Mayesh Osman, wakiilka Ciidanka Asluubta
  • Aamin Maxed Osman, Taliyaha Booliska (SPF)
  • Abdirisak Omar Mohamed, wakiilka Wasaaradda Amniga Gudaha .

Kooxda TS ee Baydhabo, Xudur iyo Afgooye waxa xidhiidhinayey Abdi Mohamed Ahmed waxana kormeere u ahaa Muna Yusuf Ali. Kooxdii cilmi-baadhistu waxay ka koobnaayeen:

  • Khayre Ali, Cilmi-baadhe TS, Baydhabo
  • Ahmed Md Nor, Cilmi-baadhe TS, Baydhabo
  • Abshir Md Adan, Cilmi-baade TS, Xudur
  • Abdimajid Yusuf Ali, Cilmi-baadhe TS, Xudur
  • Khadra Abdullahi Hassan, Cilmi-baadhe TS, Afgooye
  • Salah Hirey Kheyre, Cilmi-baadhe TS, Afgooye

GJG iyo Justice Mapping waxa ay jecel yihiin in ay u mahad naqaan dhammaan dadka kor ku xusan, iyo sidoo kale dadkan soo socda ee Muqdisho gacantii ay ka geysteen Muuqaalka Caddaaladda:

  • Gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee Soomaliya, Bashe Yusuf Ahmed; 
  • Wasiirka Caddaaladda, Hassan Hussein Haji;
  • Xeer-ilaaliyaha Guud, Ahmed Ali Dahir; iyo
  • Taliyaha Ciidanka Asluubta, Jenaraal General Bashir Md Jama iyo gudoomiyihii uga danbeeyey ee Jenaraal Mahad Cabdiraxmaan Adan.

Sidoo kale, GJG waxa ay jecel yihiin in ay u mahad naqaan xubnihii kala duwanaa ee bahda Qarama Midoobay ee Muqdisho ee gacanta weyn ka geystay qaabayntii iyo nuxurka Muuqaalka Caddaaladda

Waxa kamid ahaa:

  • Albert Abou Hamra, UNOCHA in uu nala wadaagay faylasha qaabeynta (ee ay ansixiyeen FGS iyo FMS) kana koobnaa khariidaddi la isla waafaqay iyo xuduudaha dawladda/maamulada ee ay ku sallaysan yihiin dhammaan khariidaduhu
  • Martin Stobbs, UNHCR in uu nala wadaagay xogta ku saabsan dadka barakacayaasha colaadaha iyo duruufaha qalafsan
  • Doel Mukerjee, Ruth Pfleiderer, Vivian Ng, UNDP JJP
  • Rose Foran and Prabin Khadka, SDG 16 monitoring cell, UNDP
  • Mitch Dufresne, Virginie Blanchard, Damian Klauss, UNSOM ROLSIG/JJP
  • Gerard Smith, UN Police 
  • Jesper Moller and Jean Lokenga, UNICEF
  • Marta Miguel Almeida Pedroso Da Silva Duro, Jeff Sims, Naser Ahmed, UNSOM-UNDP Integrated Security Sector Reform Section, Rule of Law & Security Institutions Group, UNSOM
  • Rahma Dualeh, Prevention and Countering Violent Extremism, UNDP

Iyo sidoo kale dhammaan kooxdii IDLO ee Mogadishu

  • Adam-Shirwa Jama, Abdullahi Yusuf Mohammed iyo Elisa Barracu

Sidoo kale waxa aanu u mahad naqaynaa dadkii sannadada badan ka shaqaynayey waaxda caddaaladda talladoodii iyo gacantii ay na siiyeen. Waxa kamid ahaa:

  • Rakiya Omaar iyo Caitlin Lambert, The Horizon Institute
  • Latif Ismail, Erin Gillette, Abdi Jama, Abdi Rubac, Muna Yusuf, Khayre Ali and Abdirahman Mustaf of Transparency Solutions
  • Abdullahi Shirwa, Somali Peace Line
  • Natasha Leite de Moura and her team in DDG
  • Farrah Hussein and Rahma Abikar, Sahan
  • Tanya Chopra, PACT

Ugu danbayntii waxa aanu u mahad naqaynaa dadkii hawshan qabtay:

  • Graham Thompson iyo Hannah Chira, DFID

  • Tim Lardner, Katrina Aitken-Laird, Zerihun Alemayehu Bikila, Niranga de Silva, UNOPS 

Iyo La taliyaashoodii First Call Partners

  • Mark White iyo kooxdiisa.